dhacdo aad u murugo badan weeye o u baahan in wax badan laga hadlo o u baahan in runta laga sheego o u baahan dadka ka danbeeya in sharciga la hor keeno somaliland tan iyo intay dib ugala soo noqotay xoraydeed dalwaynihi hore la iskugu odhan jiray somaliwayn waxay ku caan baxday nabadgalyo kala danbayn [...]
In response to Professor Abdi Ismail Samatar’s article entitled “UN threatens the Somali democratic movement” which he raised a number of questions including what is a Roadmap? And who is Spoiler? While the TFG welcomes constructive criticism and encourages discussions and debate on the proposed new political dispensation, blaming the International Community for our [...]
Continue reading …Saddexda xafiis ee urur siyaasadeedka Xaqsoor uu ku leeyahay Canada (Xaqsoor Ottawa, Xaqsoor Toronto iyo Xaqsoor Alberta) ayaa go’aansaday inay furaan website-ka xaqsoorcanada.com . Website-ka oo bishan gudaheeda hawlgeli doona, wuxuu ku soo wada baxayaa af Soomaali, Ingiriisi, iyo Faransiis. Bogga website-ka Xaqsoorcanada.com, wuxuu ka koobnaan doonaa saddex qaybood: A) QAYBTA BIDIX oo noqon doonta [...]
Continue reading …In due consideration of the widespread opposition to the draft constitution, the international community and the Transitional Federal Government (TFG) should honor the opinions of the concerned Somali stakeholders and prevent ratifying it crookedly. The 1960 constitution and the Transitional Federal Charter (TFC) provide sufficient legal basis for the formation of new national interim authority [...]
Continue reading …Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka somaliland meel kasta oo ay joogaan bal aan .U dego dulucda qoraalkayga oo ah talo ku socota shacabka Somaliland guddo iyo dibadba. Sidaad ogtahay dalka jamhuuriyada somaliland waxa uu ku soo caano maalay nabad gelyoiyo degenaansho ,shacabka oo isku qalbi furan isna jeclaa mahadeedana ilaahay leeyahay taas oo dhidibada [...]
Continue reading …Dhamaanba muddanayaashan hoose ku qorani waxay tacsiyadaynayaan Eng. Cabdulfataax Ibraahim Sheekh Yusuf oo aabbahii Marxuum Ibraahim Sheekh Yusuf ku geeriyooday, si kadis ah, Magaaladda Hargeysa 16/05/2012. Illahay samir iyo iimaan haka siiyo qoyskii iyo qalaabaddii uu ka baxay Murxuum Ibraahim Sheekh, Isagana Janatul fardawsa haka waraabiyo. Amiin 1. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir 2. Oday Xaaji [...]
Continue reading …London-May-17-qurbejoog.com-Saaxiibayaal maanta iyo qormadeena ciyaaraha waxayu ku lafagureynaa tababarihii Liverpool Kennhy Dalgilish oo shaqadiisii laga cayriyey. Wakhtiga ilaahay samaeystey marna wuu ku saacidaa marna hawada ayuu kula kacaa waxayna ku fiicantahay inaad samir u yeelatid. Haddaba maxay LiverPool ku suustey tababare Kenny? Akhyaartay Naadigan LiverPool oo aad u facweyn oo soo mareywakhtiyaal farabadan oo ay [...]
Continue reading …Ottawa May 15,2012(SDN)-Marxuum Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar oo dhawaan shil gaadhi ku geeriyooday ayaa ahaa ruux si weyn ay bulshada reer Canada u qaderiyaan oo ay si weyna ugu tiirsanaayeen aqoontiisa iyo shaqsiyadiisa saliimka aheyd. Marxuumka ayaa mudadii uu Canada ku noolaa waxa uu si niyada uga mid ahaa xisbiga mucaaridka ah ee UCID,waxaanu [...]
Continue reading …waxan hambalyo u diraya shabakada no fududaysa inaanu xaalada wadanka ka jirta e xaqaaiqa ku salaysan nala soo socodsisa hadii aan u gundo rogto nuxurka faaladani salka ku hayso ama arimaha had iyo jeer igu qasba inaan ka hadlo saaka subaxi hore dadka ku nool hargaysa waliba bariga hargaysa waxa toosisay xabad iyo madafiic la [...]
Continue reading …ILAAHAY BAA MAHAD DHAMAANTEED ISKA LEH INTAA KA DIB (Run waxaa u fiican marka mabda aad rumaysantahay camalkaagu kaaga markhaati furo) DHamaantiin waad salaaman tihiin wariyayaasha iyo akhristayaashaba meel kastood joogtaan Waxaan maanta idiin soo gudbinayaa qoraalkan oon is idhi waa aynu u baahan nahay Dhamaanteen soomaalida adduunka ku nool oo dhan waayo tani way [...]
Continue reading …